Wasiirka Amniga oo ku baaqay in lawada ilaasho dhismaha cusub ee Hay’ada Socdaalka iyo jinsiyadda

doodisho

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) oo ka qayb galay xarig ka jarka dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa  sheegay in loo baahan yahay in la xafido dhismaha cusub ee hay’ada socdaalka iyo qalabka yaala.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.