
Madaxweynihii Hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maamul goboleedyada Jubbaland iyo koonfurgalbeed ku eedeeyey inay ka Luga Jiidayaan Dagaalka Alshabaab.
Waxuuna Madaxwayne Xasan Sheekh ugu baaqay inuu shacbka u sheego sababta dagaalka Shabaab hal dhinac uga Socdo, waxuuna intaas ku daray in Reer Hiiraan haddii ay dagaalka kaligood ku noqdaan aysan Joojin doonin.
Leave a Reply