Madaxwayne Xasan Maxaa La Quman Mar hadii Kenya U codeesey inaan Soomaali Cunaqabatayn hubka Laga qaadin

Xasanshiiq

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, taas oo ay si weyn uga soo horjeesatay dowaldda Soomaaliya.

11 dal oo kala ah Kenya Imaraatka Carabta, Mareykanka, Ingiriiska, Faransiiska, Albania, India, Ireland, Mexico, Norway, Brazil ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, iyadoo dalalka Ruushka, Shiinaha, Gabon iyo Ghana ay diideen ansixinta qaraarkan.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku doodday in loo baahan yahay in cunaqabateynta laga qaado, si ay Al-shabaab dalka uga Xorayso.

Madaxwaynaha Soomaaliya asagoo eegaya maslaxada dalka Soomaaliya waa inuuu dalka ka Joojiyaa Jaadka Kenya kaas oo faa’iido u lahayn bulshada Soomaaliyeed.

1 Comment

  1. Waan ognahay hadii aan nahay somali
    America iyo uk
    Inay donayaan in aay somalia ugumaystaan sidadan hayeeshee African kale ee
    Raacay codaynta taariikhda ayay
    Galidoonaan
    Hadii aan talo siiyo xasan talo
    Kolar ku dhac malihide safiirka
    Maraykanka kacayri dalka why masks
    Maxaa lagadilaa
    Chaina iyo rush sodhawayso turkey
    Uxilsaaro dhanka latalinta iyo djismaha
    Ciidanka
    Waxaadkale oo aad ogaataa xasanow
    Aduun hashish ah inusajirin
    Good luck

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.