
Madaxweynaha ayaa salaam sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan Wisil, isagoo ku bogaadiyey sida geesinimada leh ee sanadihii la soo dhaafay ay u jabiyeen dhammaan weerarradii khawaarijta Alshabaab ay ku soo qaadeen deegaanka iyo dadka ku dhaqan.
Leave a Reply