Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Telefishinka SNTV Daljir oo tabin doonna arrimaha ciidamada, howlgalladda dalka looga xorreynayo Khawaarijta Al shabaab iyo ajendayaasha kale ee heer qaran.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply