Isbitaalada Muqdisho qaarkood ayaa lagu eedeeyay in ay lacago ka sameeyaan dadka ku soo dhaawacma qaraxyada, waxayna diidaan inay daaweeyaan dad aan Qarash hormaris ah bixin sida ay sheegeen ehelada dadkii ku dhaawacmay qaraxyada ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Leave a Reply