Taliska Ciidanka boliiska Soomaliyeed ayaa sheegtay in la soo afjaray weerarka Hotel Villa Rays ee magaalada Muqdisho oo shalay gelinkii dambe ay weerareen Alshabaab.
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sidiiq Aadan ayaa sheegay in weerarkaasi ay ku dhinteen ugu yaraan siddeed qof oo hal uu askari yahay isla markaana ay lix ahaayeen Alshabaab.
Leave a Reply