
Magaalada Muqdisho waxaa shir ku qabsaday Siyaasiyiin uu soo abaabulay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo la Magacbaxay Midowga Musharaxiinta Madaxweyne ee Koonfur-galbeed kuwaas oo Ujeedadoodu tahay Sidii Xukunka looga tuuri lahaa Madaxwaynaha Koonfurgalbeed.
Leave a Reply