Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yaasiin Samatar, ayaa kulan la qaadatay qaar ka mid Culimada Soomaaliyeed kuwaas oo kala hadlay arimo ka hor imaanaya shareecada Diinta Islaamka.
Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa xustay hadaladii baraha Bulshada la wareejinaayay iyo mowduuca ay ka hadleysay aan aheyn mid hal meel u wada socda.
Leave a Reply