Websiteyadii Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed sida RadioMuqdisho Sonna ayaa Mudo aanan shaqayn Lamana sheegin cilada haysta.
Warbaahinta qaranka soomaaliyeed ayaa ka kooban Radio, telefishin iyo Websiteyo kuwaas oo ah warbaahinta dowlada adeegsato walow ay jiraan meelo gaara oo ay leeyohiin xafiiska madaxwaynaha iyo Ra’iisalwasaaraha.
Wasaarada Warfaafinta qaranka Soomaaliyeed kama hadlin cilada haysata webisteyadii Dowlada, wararka qaar ayaa sheegaya in jirto maamul xumo iyo masuuliyid daro.
Leave a Reply