Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeeshan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa lagu ansixiyay laba hindise sharciyeed.
Labada sharci ee la ansixiyay oo kala ah Sharciga Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman iyo Sharciga Nidaamka Maaliyadeed ee Khayraadka Dhulka Hoostiisa ayaa ahmiyad gaar ah u kala leh dagaalka lagula jiro Kooxaha Khawaarijta iyo maamulka nidaamka maaliyadeed ee qodista khayraadka dhulka hoostiisa ah.
Leave a Reply