Gudoonka Barlamaanka oo Ka Hadlay Sababta uu U Baaqday Kulankii golaha Shacabka

barlamaan

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah lagu waday inay Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulankoodii Caadiga ahaa balse wuu baaqday.

Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa sheegay in 78 Xildhibaan ay fadhiga soo xaadireen, halka kooramka laga doonayay in uu nqodo 139, Mudane, wuuxuna sheegay in Isniinta ay kulan yeelan doonaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.