Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo iska Casilay Gudigii dhaqaale aruuruinta Ciidamada

cali jeyte

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa iska Casilay Gudigii dhaqaale aruuruinta Ciidamada Deegaanka kadib markii uu arkay habacsanaan ka jirta hawlgalada iyo taakulaynta Ciidamada dagaalka kula jira kooxda argagixisada Shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.