Wasiirka Bey’adda iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya Khadiijo Al Makhzuumi ayaa booqatay magaalada Kismaayo, halkaas oo lagu diyaarinayay Kumanaan Kiish oo Dhuxul ah loona diyaarinayo in loo dhoofiyo dalka dibadiisa.
Wasiirka Bey’adda iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya Khadiijo Al Makhzuumi oo uu waheliyo Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubaland Caydiid Saleebaan Xaashi ayaa kormeeray kaydadka dhuxusha Magaalada Kismaayo.
Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Axmed madoobe ayaa iska kaashanaya Dhoofinta Dhusha, Dowladihii hore ee uu hogaaminaayey Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Mamnuucday jarista dhirta iyo dhoofinta Dhuxusha.
Hadii udhaarteen illaalinta dalka iyo dii nta iyo dadka iyo bayada maxaa kenay
In dalka gedaha lagajaro
Taas ah balantii oo lajabiyay
Hadii aay runtahay qoraalkaan
Kore
qoraalka kore waarun,ninka bakhtiga u sujuudaya iyo kan dadkii iyo dhirtii gubaya dhaar iyo Allah iyo rasuulkiisa midna ma yaqaannaan.