
Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa manta baaqday kadib markii Kooramka uu so buuxsami waayey.
Xildhibaano badan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa Safar waxay u raaceen gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya.
Leave a Reply