Wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha dalka Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Hirshabeelle.
Safarka Ra’iisalwasaare Xamse ku Tagayo hirshabeele ayaa si uu usoo indha indheeyo xaaladda dhulkii laga xoreeyay Khawaarijta.
Degmada Aadan Yabaal ayaa ka mid ah goobaha uu booqan doono Wefdiga Ra’iisul wasaaraha waxaana socota qaban qaabada soo dhaweynta wefdiga.
Leave a Reply