Daawo:Shirka Gollaha Wasiirada KGS oo lagu Ansaxiyey Miisaniyad Gaaraysa 46,213,408 oo Doolar

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa gudoomiyey shirka Todobaadlaha ee Golaha Wasiirada oo lagu ansaxiyey Miisaniyada 2023 oo ah 46,213,408 oo Doolar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.