
Wasiirkii hore ee amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan iyo Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa Maanta oo jimco ah gaaray degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo.
Fartaag iyo Cabdirashiid Janan ayaa waxaa Balad-xaawo kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiinta degmada, Saraakiil ciidan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmadaas.
Leave a Reply