
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu Wehliyo Gudoomiyaha Gollaha Shacabka BFS ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa furey kal fadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed.
Leave a Reply