Wasiir Khadiijo oo ka Warbixisay Ujeedka Safarka ay Ku Timid Magaalada Baydhabo

khadiijo

Wafdi heer federaal ah oo ay hoggaamineyso wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha qoyska Marwo, Khadiijo Maxamed Diiye ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Sidoo kale wafdiga waxaa qeyb ka ahaa wasiirada wasaaraddaha Haweenka ee dowlad gobolleedyada dalka, waxaana Baydhabo ku soo dhoweeyey wasiirka wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo madaxtooyada Koonfur Galbeed.

Ujeedka socdaalka mas’uuliyiinta maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa lagu sheegey iney tahay ka qeyb-galka munaasabadda sanad guurada 4-aad ee madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.