
Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa caawa saldhigga degmada Xamarweyne ku soo bandhigay laba dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta Al Shabaab, iyaga iyo hub ay wateen .
Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Doodishe ayaa faahfaahina ka bixiyey dhagarqabayaal weerar geysan rabay oo nolosha lagu qabtay.
Leave a Reply