
Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo-Daareed ayaa lagu Soo dhaweeyey Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland.
Dhooba Daareed ayaa mare u mahadceliyey bulshadii Soo dhaweysay waxuuna yiri “Waxaan u imid Puntland inaan geeddiga wax-ka raro, khilaafkii siyaasadeed ee aniga & madaxweynaha waan ka heshiinay”
Leave a Reply