
Munaasabad loogu Dabaal Degayey 4-Sano Guuradii kaso Wareegatay Markii Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen loo Doortay Hogaaminta Koonfur Galbeed ayaa caawa lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo.
Leave a Reply