Daawo:Xildhibaan Jeesow Sheegay in Golaha la horkeeno Taliyaasha iyo Mas’uuliyiinta Amniga

daahiramiin

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo Maanta ka qayb galay doodii golaha Shacabka ayaa Guddomiyaha Barlamaanka ugu baaqay inuu horkeeno Taliyaasha iyo Mas’uuliyiinta Amniga si Su’aalo ay Xildhibaanada uga Weydiiyaan Xaalada Amni darada kajirta Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.