Coldoon Xabsiga Laga Sii Daayey ayaa ka Hadlay Iskuulka Abaaro iyo Taliska Muuse

coldoon

Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa laga siidaayay Xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Somaliland, halkaas oo uu ku xirnaa labadii sanno ee lasoo dhaafay.

Cabdimaalik Coldoon ayaa dhammaystay xukun laba sanno ah oo ay Maxkamadda Rafcaanka Hargeysa ee Somaliland ku xukuntay, kadib markii uu ka hadlay Iskuulka Abaarso oo ay ka hawlgasho baadiriyarid.

Culumada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan oo ku shiray Hargaysa ayaa indhahooda ka qarsafay waxa ka socda iskuulka abaarso iyo xariga coldoon.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.