Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Laga Soo doorto Koonfurgalbeed oo ka hadlay dagaal Mudo yar kasocday Magaalada baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfurgalbeed ayaa Cabaareyn u jeediyey Siyaasiyiinta Muqdisho ku sugan ee Dowlada Federaalka ah kadaal ka riixayso si Amni daro uga dhaco Koonfurgalbeed.
Xildhibaan Mohamed sheikh abdulahi ciirow ayaa Si kulal uga hadlay degaalkii manta baydhabo ka dhacay.
Leave a Reply