Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku Qaabilay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo kala hadlay sidii Doorkooda Nabadeed ay uga qaadan lahayeen Xal uhelida Shaqaqadii Shalay ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Leave a Reply