Wasiir Ilyaas oo Iscasilay Kadib Markii uu ku Biiray Mucaaradka Koonfurgalbeed

ilyaas

Wasiirkii Warfaafinta ee Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa sheegay inuu xilka wasiirnimo iska Casilay, waxuuna iscasilaadisa usababeeyay dagaalkii ka dhacay Magaalada Beydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.