Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, Madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya shirka madasha wadatashiga oo bari ka furmi doona Muqdisho.
Masuuliyiinta katirsan labada gole ee Dowlada Federaalka ah iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Leave a Reply