Madaxwaynayaal Maamul Goboleed oo Muqdisho u Yimid Shirka Golaha Wadatashiga

Qoorqoor

Qaar kamida Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada iyo wafdi ay hoggaaminayaan ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya.

Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Madaxwayne Qoor qoor ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ujeedka Madaxwaynayaashaan u yimaadeen Muqdisho ayaa ah ka qeybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.