Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho ayaa lasoo gaba-gabeeyay, waxaana laga soo soo saaray War-murtiyeed kaas oo Qaar kamida ah ay Diiday Puntland.
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa looga doodey arimo ay ka mid yihiin astaynta awoodaha ee heerarka dowladda iyo Hannaanka Federaaleynta Garsoorka. amni ee dalka, geedi-socodka dimuqraadiyadeynta.
Dowlada iyo Maamul Goboleedyada ayaa ku heshiiyay marka laga reebo Maamulka Puntland, in la qaato hannaanka isku-dhafka ah ee garsoorka iyo Astaynta Awoodaha heerarka dowladda kuwaas.
Shirkaan ayaa u eg m8d aan waxba kasoo bixin balse waqti dhumis ahaa.
Dani inuu diido saf dheer inuu ugalo
Ismaciil geelo wuu ku saxanyahay
Why geele nin talo uhayo somalia iyo
Jabuti mahan
Hayeeshee dani waa ninkii lahaa
Farmajo inaan redo ayaan ku holanaa
3sano hadalkaas oo diwanka galay
Midakale muxuu udidayaa xukunka ninkii
Uu sosaaray ee maxwanaha ka ah
Somalia dani ninkii imaadabo mucaarad
Ayuu ku yahay waa xanuun kudhacay
Dani