Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo hadal ka jeediyey Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee labadiisa aqal ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee reer Jabuuti ay taageereyso dagaalka dalka looga xorreeynayo kooxda Khawaariijta Al-Shabaab, kaalin buuxdana ka qaadan doonaan la dagaalanka argagaxisada.
Leave a Reply