Muuse Biixi ayaa markii ugu horeysey ka hadley Xasuuqa ka Socda Magaalada laascaanood
Madaxweynaha Soomaaliland ayaa hadlay xaaladda magaalada Laascaanood ayaa tacsi u diray ehellada dadkii geeriyooday, bulshadana ugu baaqay inay midnimo iyo iskaashi ku wajahaan arrinta.