Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2022

Muxiyadiin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug oo u Hambalyeeyey Gudoonka Cusub ee Caabuwaaq

3rd December 2022 admin 0

Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay Maanta oo Sabti ah doorashada Gudoonka golaha Deegaanka taas oo ay soo qaban qaabisay Wasiirka Wasaarada arimaha […]

Galmudug

Galmudug oo Cambaareysay Shaqaalo Wasaaradeed oo lagu afduubtay Caabudwaaq

3rd December 2022 admin 0

Dowlada Galmudug waxay cambaaraynaysaa dhacdadii Af-duubka ahayd ee aaga Degmada Caabud Waaq loogu gaystay shaqaale ka tirsan wasaarada arrimaha Gudaha Galmudug Dec. 2, 2022. Falalka […]

lafatagareen

Daawo:Kulan looga Soo Horjeedo Laftagareen oo Uu soo Abaabulay Xasan Sheekh ayaa Muqdisho ka dhacay

2nd December 2022 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa shir ku qabsaday Siyaasiyiin uu soo abaabulay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo la Magacbaxay Midowga Musharaxiinta Madaxweyne ee Koonfur-galbeed kuwaas oo Ujeedadoodu […]

sacdiyofirinbi

Sacdiyo Firinbi oo beenisay u ololeynta xeer ka hor imaanaya Diinta Islaamka kadib Kulan dhexmaray Culumada

2nd December 2022 admin 0

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yaasiin Samatar, ayaa kulan la qaadatay qaar ka mid Culimada Soomaaliyeed kuwaas oo kala hadlay arimo ka hor […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Dhagax Dhigay Dhismo Lagu Sugaayo Amniga Madaxtooyada

1st December 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan dib u habeynta Xafiisyada Madaxtooyada ayaa dhagax dhigay dib u dhis […]

Wafti Kasocda Dowlada Ingiriiska oo lagu soo dhaweeyey Gobolka Gedo

1st December 2022 admin 0

Wasirka Hormarinta Iyo Arrimaha Africa Ee Dowlad ingriiska Andrew Mitchell iyo Safiirka Dowlada Uk ayaa soo gaarey Degmada Dolow ee Gobolka Gedo Maamulka Gobalka Gedo […]

Astaan

Dowlada oo meel marisay siyaasadda jaangoynta mushaarka Iyo darajooyinka shaqaalaha rayidka

1st December 2022 admin 0

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ay yeeshan ayaa ansixiyey Siyaasadda Jaangoynta Mushaarka Iyo Darajooyinka Shaqaalaha rayidka ee Dowladda oo ay golaha hor […]

masjid

Fadlan Ka Qayb Qaado Dhismaha Masjidka Badbaado ee ku yaalla Degmada Dharkenley

1st December 2022 admin 0

Culimada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in gacan laga siiyo dhismaha masjidka Badbaado ku yaalla Degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.

Posts pagination

« 1 … 8 9

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes