Magaalada Laascaanood ayaa waxaa maalintii 8aad oo xiriir ah ka socda banaanbaxyo ay dhigayaan dadka deegaanka oo ay uga soo horjeedan Taliska Muuse Biixil iyo dilalka qorsheysan.
Muuse Biixi ayaa amaray in lajaro Isgaarsiinta, gaar ahaana khadka Internet-ka iyo Telefoonka ee Magàlooyinka Buuhoodle iyo Laascaanood si aan loo tabin dilalka iyo Bananbaxyada.
Leave a Reply