Senator Ismaaciil Cabdulaahi Sheekh Fartaag oo Mudi bil safar ugu maqnaa Gobolka Gedo ayaa waxuu wrbixin kasiiyey aqalka sare e Soomaaliya Xalaadaha Kajira Gobolka Gedo Sida Shabaabka, Abaaraha iyo Dhibaato uu ku hayo Maamulka Axmed madoobe ee Kismaayo ka arimiya.
Senator Fartaag ayaa sharaxay dhibaatada abaaruhu ku hayaan Gobolka Gedo waxuuna intaas ku daray inay wax gargaara aysan wali dowlada Federaalka ka helin.
Senator fartaag ayaa intaas waxuu ku daray Gobolka Gedo go’doonka Al-shabaab waxaa uga daran wixii gargaar iyo horumar ee ay Jubaland leedahay marka la qaado waxaa lageeyaa Kismaayo oo deeganada kale ee Jubbaland wax laga siiyo waana xaq daro.
Leave a Reply