Madaxwayne Xasan oo Diiday inuu Cambaareeyo Xasuuqa ka Socda Laascaanood

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcada kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadlay Xaalada magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka Gaabsaday inuu cambaareeyo Xasuuqa loo gaystay Shacabka Laascaanood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.