
Gudoomiyaha golaha Aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu weheliyo guddoomiye ku-xigeenka1-aad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta si shir guddoomiyay kalafadhiga labaad kulankiisa shanaad, kaas oo ka dhacay xarunta golaha.
Kulanka ayaa ajandihiisu wuxuu ahaa sii wadidda ka doodista Xeer-hoosaadka golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.
Senotarrada qaar ayaa kulanka maanta toosin, sixitaan iyo siiqayn ku sameeyay qoddobadii Xeer-hoosaadka ee maanta la soo hor dhigay, iyada oo ay weli sii soconayso dooda Xeer-hoosaadka maalmo kale.
Leave a Reply