Xildhibaan Jeesow oo Ka Horyimid Xeerka NISA oo Qoraayey Xilka Mahad Salaad 4 Sano uuYahay

daahiramiin

Xildhibaan Amiin Jeesow oo ka qayb galay kalfadhiga labaad kulankiisa 9-aad ee Golaha Shacabka oo ajandihiisu ahaa qeybinta Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabsugida Qaranka iyo Hindise Sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangalinta Dadweynaha ayaa ka horyimid Xeerka NISSA.

Xildhibaan Jeesow ayaa dalbaday in meel lagu sheego mooshin uu u gudbiyay Guddoonka Golaha Shacabka, waxuuna ka horyimid Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabsugida Qaranka kaas oo qoraya mudo Xileedka Mahad Salaad inuu noqonayo Afar Sano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.