
Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka jawaabaya gooni goosiga Puntland ayaa hor istaag ku sameeyey mashruuc muhiim u ahaa Isku xirka Dekeda Garacad iyo Itoobiya, oo uu horey Madaxweyne Xasan u balan qaaday markii Xariga laga Jaaraayey Dekagada Garacad.
Leave a Reply