Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland iyo qaar kamida Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa qiray inuu Madaxwaynaha Soomaliyeed uu baal maray wax qaybsiga kuraasta Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya.
Waxgaradka, siyaasiyiinta iyo Maamulka Puntland oo aan la xariirnay ayaa qiray Madaxwaynaha Soomaaliya inuu ku xad gudbay habka Kuraasta Dowlada loo qaybsado ee 4.5.
Waxgaradka, siyaasiyiinta iyo Maamulka Puntland ayaa tusaale u soo qaatay Taliyaha cusub ee boliiska Soomaaliya Sulub Axmed Firin oo ku beel yahay Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Jeneraal Odawaa oo ku Beela Madaxwaynaha Soomaaliya.
Dhawaan ayaa la filayaa beelaha Soomaaliyeed inay ka hadlaan hab qaybsiga qaldan ee uu ku kacay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.
Somalia maxwayne waxaa ka ah
Xassan sh maxamuud
Dani markuu lahaa farmajo 3.5 ayaan
Warar ku ahaa farmajo 4.5 kumajogin
Miyaa kursiga
Dani waa maskin runtii xaqdaradii farmajo
Lagagalay ayaan aragnay ayadoo
Soo deg degtay runtii
Xasan waan uhambalyenayaa siduu dani
Ugalay