Kulankii aqalka Sarre ee Soomaaliya ayaa waxaa Manaata ka dhashay buuq kadib markii la sheegay in la qoraayo Shaqaalo Cusub oo uu yeelanayo aqalka Sarre ee Soomaaliya.
Mudanayaasha aqalka Sarre oo ka dooday shaqaalaha cusub oo la sheegay in la qoraayo ayaa intooda badan ay isku raaceen inaan la aqabli karin in shaqaalaha lagu qoro hab qabiil.
Leave a Reply