Magaalada Dhuusamareeb ee caasumada Maamulka Galmudug waxaa ka dhacay shir looga arinsanayay Sidii Gargaar deg deg ah loo gaarsiinlahaa Degmooyinka dhawaan laga xoreeyey Shabaab sida Xarardhere, Galcad iyo Ceeldheer.
Shirkaan waxaa kasoo qaybgalay wasiirada Qorshaynta, Gargaarka, Caafimaadka, beeraha, Agaasimaha Madaxtooyada, agaasimayaasha Caafimaadka, agaasimaha Wasaarada Arimaha gudaha, Gargaarka iyo dhamaan Hay’adaha arrimaha Gargaarka ka shaqeeya ee kusugan Galmudug.
Leave a Reply