Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2023

xasansheekh

Xasan Sheekh iyo waalidiinta oo Ka wada Hadlay Mushaar La’aanta Haysata Ciidamadii Laga Keenay Eritariya

28th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay guddiga waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka ku qaatay Dalka Ereteriya, iyagoo […]

dhoore

Daawo:Taliyaha Ciidanka Dhulka General Biixi ayaa Aagga Xarardheere kula hadlay Cutubyo ka tirsan xoogga dalka

27th January 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi ayaa goobihihii laga xoreeyay khawaarijta ee aagga Xarardheere kula hadlay Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga […]

Deni

Puntland iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo qiray inuu Xasan Sheekh ku Tuntay Waxqaysiga 4.5

27th January 2023 admin 1

Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland iyo qaar kamida Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa qiray inuu Madaxwaynaha Soomaliyeed uu baal maray wax qaybsiga kuraasta Dowlada federaalka ah ee […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo casho sharaf u sameeyay xubnihii  ka qayb galay Shirweynihii Culuma’udiinka

27th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xaflad casho sharaf ah u sameeyay Culumadiin ka qayb gashay Shirweynaha Culumada soomaaliyeed ee lagu […]

Xamze

Ra’iisalwasaraha Soomaaliya oo Soo Xiray Shurkii Culumada ee ka Socday Muqdisho

26th January 2023 admin 0

Ra’iisul wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre ayaa Bogaadiyay Go’aanada ka soo baxay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed, kaas oo Maalmahaan ka socday Magaalada Muqdisho.

muqtaar

Daawo:Shaki ka dhashay Shirkii Culumada iyo Muqtaar roobow oo Ka Hadlay

26th January 2023 admin 0

Wasiirka Wasaarada Diinta iyo awqaafta Soomaaliya Sheekh Muqtaar Roobow ayaa waxuu ka hadlay Shaki ay Culumada ka qabto habka dowlada Wax u wado iyo ujeedka […]

boliis

Xijaar oo Lagu Badalay Sulub Axmed Firin oo Kasoo Jeeda Jubbaland

26th January 2023 admin 0

Shirka Golaha Wasiirrada oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyey iyo Magacaabista Taliyaha cusub […]

Galmudug

Maamulka Galmudug oo Qaar kamida Deegaanadeeda Ka Mamnuucday Khaadka

25th January 2023 admin 0

Maamulk Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa Qaar kamida Deegaanada Maamusho waxay ka maamnuucday Keenista iyo Cunista Khadka. War qoraala oo kasoo baxay Wasaaradda amniga gudaha […]

xamse

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿aha Soomaaliya ayaa 𝗗𝗮𝗮𝗵𝗳𝘂𝗿𝗮𝘆 𝗠𝗮𝘀𝗵𝗿𝘂𝘂𝗰𝗮 𝗕𝗮𝗿𝘄𝗮𝗮𝗾𝗼

25th January 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daahfuray Mashruuca Barwaaqo oo ay ku kacayso Malaayiin dollar, kaasi oo ay fulineyso Wasaaradda […]

wabi

Daawo:Wabiga Daawo ee Mara Gobolka Gedo oo Biyo Yareeyey

25th January 2023 admin 0

Wabiga Daawo ee mara Duleedka Degmada Baladxawo ayaa Gabi ahaanba biyo gurtay Beeraleyda halkaasi kusugna ayaa kacabanaaya biyo laanta jirta iyo dalagyada yar yar oo […]

isbitaal

Daawo:Dhaawacii Ka dhashay Madaafiicdii Lagu Soo Riday Madaxtooyada oo Isbitaalada la Geeyey

24th January 2023 admin 0

Madaafiicdii Lagu soo riday Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxay Sababeen qasaaro isugu jira Dhaawac iyo Burbur soo gaaray Dhismayaal kala Duwan.

villasomalia

Madaafiic ku Soo dhacay Madaxtooyada Soomaaliya iyo Qasaaraha ka dhashay

24th January 2023 admin 0

Tiro Hoobiyaal ah ayaa kusoo dhacay Madaxtooyada Soomaaliya iyo agagaarkeeda, Juga Hoobiyaalshaan ayaa laga maqalay Qaybo kamida Magaalda Muqdisho. Dhawr madfac ayaa lagu garaacay sida […]

dhoore

Dhageyso:Jeneraal Biixi ayaa sheegay deegaano hoos taga Xarardheere ku Dileen 39 Khawaarij ah

24th January 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya Gen Biixi Tahliil ayaa sheegay in 39 aad katirsan Maleeshiyada Al shabab ay ku dileen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed howlgal ka […]

Daawo:Madaxwayne Xasan oo Ka hadlay waxa Laga yeelo Soomalida Masiixiga ah iyo Kuwa shiicada

23rd January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ugu dheggan yihiin […]

jimcaale

Gudoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa Isbitaalada ku Booqday dadkii ku wax yeeloobay qaraxii shalay

23rd January 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqa ugu maqnaa Dalka Kuwait ayaa maanta si deg deg ah […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes