Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2023

Aadanmadoobe

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Gudi u Magacaabay Xaalaada Magaalada Laascaanood

3rd January 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinka ka socda […]

muuse

Daawo:Muuse Biixi oo Sheegay Inuu Iskaga Filan yahay Weerarka Puntland iyo Dowlada Muqdisho

3rd January 2023 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo ka hadlay Arrinta Laascaanood Kana Jawaabay Daan-daansiga Maamulka Puntland iyo Dowlada Soomaaliya.

xamze

Akhriso:Xamse oo Magacaabay Gudiga Doorashooyinka kuraasta ka bannaanaatay Baarlamaanka 11aad

3rd January 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Kumeel Gaarka ee Doorashooyinka kuraasta ka bannaanaatay Baarlamaanka 11aad. Mudane Xamse ayaa […]

Laascaanood-Kacdoon

Xaalka Laascaanood Ma Qabiil Buu u Baahan yahay Mise Qaran W/Q Jimcaale

3rd January 2023 admin 0

Waxaa laga joogaa saddex maalmood markii aan qoray maqaalkii madaxiisu ahaa Soomaalinimadii ma tirtirantay, in kasta oo xaalku weli cakiran yahay oo dhiiga reer Laascaanood […]

Daawo:Cabdiwali Gaas oo Puntland ugu Baaqay inay Galaan Dagaalka looga Soo horjeedo Muuse Biixi

2nd January 2023 admin 0

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan Magaalada LaasCaanood, waxuuna Shacabka iyo Madaxda Puntland ugu baaqay inay galaan dagaalka […]

Xasansheekh

Xasan Sheekh ayaa Booqday Ciidamadii uu horay u inkiray jiritaank oo Eritrea lagasoo Celiyetly

2nd January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada Xoogga dalka ee […]

deni

Daawo:Madaxwaynaha Puntland oo Ka hadlay Xasuuqa Ka Socda Laascaanood

2nd January 2023 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxuu ka hadlay Dilalka qorshaynsan ee loo gaysanayo shacabka Magaalada Laascaanood. Madaxwaynaha Puntland ayaa […]

Dhageyso:Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Xukuumada Muuse ku eedeeyey Xalaada Laasacaanood

2nd January 2023 admin 0

Guddoomiyaha golaha wakiilada ee Somaliland ayaa sheegay in xaaladda ka taagan magaalada Laasacaanood ay ka dhalatay dacyac dhanka xukuumadda Somaliland ah maadama sida uu sheegay […]

aqalka sare

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ka hadlay Xaalada Magaalada Laascaanood

1st January 2023 admin 0

Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay Xaalada Magaalada laascaanood ayaa waxuu soo Jeedinayey in Wada hadal lagu Xaliyo Colaadda […]

Xasansheekh

Daawo:Madaxwayne Xasan oo aanan ka hadlin Xasuuqa ka socda Laascaanood

1st January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga warbixiyay guulaha laga gaaray 7-dii bilood ee lasoo dhaafay halganka dib u xoreynta […]

laftagareen

Daawo:Xaflad Lagu taageerayey Madaxwayne Laftagareen oo Ka Dhacday Baydhabo

1st January 2023 admin 0

Xaflad lagu Taageeraayo Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa lagu Qabtey Baydhabo. Xafladaan ayaa Waxaa ka soo qeyb galey Odayaasha […]

dagaal

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo la wareegay degmada Masagawaa ee gobolka Galguduud

1st January 2023 admin 0

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta si buuxda ula wareegay degmada Masagawaa ee gobolka Galguduud, halkaas oo muddo badan ay argagixisada shacabka […]

muse

Rabshado Wali Kasocda Laascaanood iyo Muuse Biixi oo Jaray Isgaarsiintii

1st January 2023 admin 0

Magaalada Laascaanood ayaa waxaa maalintii 8aad oo xiriir ah ka socda banaanbaxyo ay dhigayaan dadka deegaanka oo ay uga soo horjeedan Taliska Muuse Biixil  iyo […]

Posts pagination

« 1 … 7 8

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes