
Wasiirka Maaliyadda XFS Cilmi Maxamuud ayaa maanta Aqalka Sare hor-geeyey ‘hindise sharciyeedka cunaqabateynta maaliyadeed ee cayiman’ wuxuuna guddoomiye Cabdi Xaashi sheegay in guddiga maaliyadda ee golaha ay u xil-saareen soo daraaseynta sharcigaas.
Leave a Reply