Dowlada Soomaaliya ayaa Daawo iyo Dhaqaatiir u Dirtay Laascaanood

Diyaaraddaawo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ataa deeqdii ugu horreysay oo gargaar ah u dirtay Magaalada Laascaanood

Agaasimaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Cabdirishiid Maxamuud Xasan ayaa Puntland ku wareejiyey gurmad caafimaad oo isugu jira Daawooyin iyo dhaqaatiiriyo kuwaas oo loogu talagalay Bulshada Laascaanood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.