Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta soo gaaray Degmada balanbale ee Gobalka Galgaduud.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay ayadoona halkaas ay kusoo dhaweeyeen xubno ka mid ah labada gole ee Dowlada Galmudug, Maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada Balanbale.
Leave a Reply