
Taliyaha ciidamada lugta Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay dagaallo Cidamada Dawladda iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaanno ka tirsan gobollada Mudug iyo Hiiraan.
General Maxamed Tahliil Biixi ayaa weriyaha BBC-da Ibrahim Mohamed Aden uga waramay dagaallo Cidamada Dawladda iyo Al-shabaab ku dhexmaray
Leave a Reply