Daawo:Madaxwayne Xasan “Maamulka Soomaliland waa in uu dhageystaa rabitaanka dadka reer Sool”

xasansheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood isagoo eedeyn usoo jeediyey Maamulka Muuse Biixi.

Madaxwayne Xasan ayaa Maamulka Soomaliland ugu baaqay inay dhageystaan rabitaanka dadka reer Sool, midnimo ayaan rabnaa dadka laguma colaadin karo sida aan adigaba laguugu colaadin gooni u goosadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.